Saddex isle'eg, saddex aan la aqoon

Saddexda isle'eg waa: x+y−z=9\displaystyle x + y - z = 9; 6x+6y−z=17\displaystyle 6x + 6y - z = 17; iyo 14x−7y+2z=42\displaystyle 14x - 7y + 2z = 42. Riix mode, 4, 1. Safka koowaad: 1, ENTER, 1, ENTER, badhanka togan taban, 1, ENTER, 9, ENTER. Safka labaad: 6, ENTER, 6, ENTER, badhanka togan taban, 1, ENTER, 17, ENTER. Safka saddexaad: 14, ENTER, badhanka togan taban, 7, ENTER, 2, ENTER, iyo 42.